Post View....

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmey Odayaasha Dhaqanka Xeraale & Hal arin oo loo sheegay Qoor Qoor

0
66

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud kula kulmey Odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kale duwan ee bulshada,

Madaxweynaha ayaa lacago samar siin ah ku wareejiyay Dadkii dadkooda dhibtu ku gaartay dagaaladii ka dhacey deegaanada Huurshe iyo Xeraale lacagahaasi oo horey oo balan qaadey dowlada faderaalka Soomaaliya gaar ahaan Ra’iisul Wasaaraha.

Madaxweynaha galmudug intuu joogey Xeraale waxuu Booqdey Saldhiga Booliska Degmada Xeraale iyo xarumo kale.

Uga dambeyntii Madaxweynaha ayaa dhagax dhigey isbitaalka guud ee Dagmada Xeraale iyo iskuul dugsi sare ah oo maamulka galmudug ka dhisayo Degmada Xeraale.

 

About Author