Post View....

DEG DEG: Ra’iisul Wasaarihii Hore Ee Dalka Nuur Cadde Oo Geeriyooday

0
47

War hada soo dhacay ayaa waxaa uu sheegayaa in Magaalada London ee Caasimadda dalka Ingariiska uu ku geeriyooday Ra’iisul Wasaarihii Xukuumadda Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde.

Nuur Cadde ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxaa uu la xanuusanaa oo ku dhacay Cudurka halista ah ee Coronavirus oo kusii faafaya dalal badan oo ku yaalla Caalamka, isla markaana ay ku geeriyoodeen kumanaan ruux oo ay ku jiraan Soomaali.

Geerida Ra’iisul Wasaarihii Soomaaliya Nuur Cadde ayaa waxaa xaqiijiyay qaar kamid ah Eheladiisa oo la hadlay warbaahinta.

 

About Author