Post View....

XOG: Qaabkii Khaat-ka Loo Keenay Muqdisho & Diyaarad Inaysan Keenin Oo…

0
54

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegeen in diyaarad loo heystay markii hore inay keentay balse xog kale ayaa laga helay.

Khaat-ka ayaa la sheegay in Doon habeenimadii Xalay ku keentay iyadoo lasoo tebinayo in ciidamada amniga ay soo qabteen.

Doonta ayaa Xeebta Mombassa laga soo saaray Khaat-ka oo si sharci daro ah lagu keenay iyadoo la tilmaamay in Xeebaha Bulshada kusoo xiratay.

Ilaa hadda ma jirto war kasoo baxay Dawlada Kenya oo lagu Eedeeyey Khaat-ka ay keentay,maadaama Calankeeda Uu ka dul babanayey.

About Author