Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa kormeeray Maanta Wasaaradda Maaliyadda iyo Bangiga dhexe.
Wasiirka Koobaad Ee Soomaaliya Xasan Kheyre ayaa Mas’uuliyiinta iyo Howl-wadeennada Bangiga iyo Wasaaradda uga mahad celiyay dadaalkii ay ku bixiyeen qorshaha deyn cafinta ee guusha weyn laga soo hooyay.
Guul weyn ayaana Soomaaliya gaartay Deyn Dhaafka loo sameenayo.