Post View....

Hey’adda Lacagta Aduunka iyo Banggiga Adduunka oo ku dhawaaqay deen cafinta Soomaaliya

0
57


Waxa aan markale idinla wadaagayaa farxadda natiijadii ka soo baxday go’aanka wadajirka ah ee ay soo saareen Hey’adda Lacagta Aduunka iyo Banggiga Adduunka oo si wada jir ah ugu dhawaaqay in ay cafiyeen Deyntii ay Soomaaliya kulahaayeen.

Waxaa shaki la’aan ah inuu mira dhalay dadaalka Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed. Soomaaliya ha noolaato.

Ugu dambeyn waxa aan mahadcelinayaa Madaxda, shaqaalaha Dowladda, iyo shacabka Soomaaliyeed ee garabka nagu siiyay guushaan.

Halkaan ka akhriso Warbixinta IMF.

https://www.imf.org/en/News/Articles/2020/03/25/pr20104-somalia-somalia-to-receive-debt-relief-under-the-enhanced-hipc-initiative

About Author