Post View....

Golaha Wasiirada HirShabelle Oo Kulan Xasaasi Ah Maanta Jowhar Ku yeesheen

0
91

Shirka Golaha Wasiirada Hirshabelle ee Maanta ayaa looga hadlay Sharciga Dhismaha Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka oo ay wasaaradda arrimaha Gudaha Hirshabelle u soo gudbisay Golaha Si looga doodo, waxaana sidoo kale kulanka looga hadlay Amniga Deegaannada Hirshabelle iyo Caafimaadka Xaaladda Coronavirus.

Shirka Golaha wasiirada ee maanta ayaa waxaa Shir Guddoominayay Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare iyadoo goob joog uu ahaa Madaxweyne Ku xigeenka Mudane Cali Guudlaawe Xuseen.

     

About Author