Post View....

Culumada Somaliyeed oo Qur’aan aqrin looga hortagyo Cudurka Corona Virus ku aqriyay Mowlaca Sheekh Muxyadiin Celli ee Muqdisho.

0
102

Markii Ugu Horeysay Kulan Quraan Akhris ah Oo ay Soo Qaban Qaabiyeen Golaha Sare Ee Culumada Somaliyeed Ayaa Waxaa Ka Soo Qeybgaay Wasaarada Arimaha Diinta iyo Ow Qaafta ee Xukuumada Fadaraalka

Kulanka Ayaa Lagu Xoojinayay Quuraan Aqriskii Horay uga Socday Guud Ahaan Dalka Gaar Ahaan Masaajida Alle In La Sii Laba Jibaaro Culumaduna ay Mudo 14-Maalin Si Toos Ah Masaajida Iyo Guryahaba Looga aqriyo,iyadoo uu Gudoomiyaha Golaha Sare Ee Culumada Soomaaliyeed

Shieikh Adam Macalin Sugow (Sh. Suufi Yare) iyo Wasiir ku xugeenka Wasaarada Arimaha Diinta iyo owqaafta Cismaan Aadan Dhuubow ayaa si si Wadajir ah u Sheegay Baaqaas Ducada iyo Quraan Aqriska uu Golaha Sare Ee Culumada Soomaaliyeed ay Ayidsan yihiin Dalka iyo Dadka Soomaaliyeedna Meeel kasta oo ay Joogaaba ay badiyaan baryada Eebe si Xanuunkaan Adunka Dhaawacay ee Corona Virus Rabi Dad iyo Duunyaba ka Badbaadsho.

Kulankaan waxaa ka soo Qeyb galay Agaasima Waaxda Diinta Iyo Owqaafta Sheikh Cali Dheere, waxaana Kulanka Lagu Qabtay Xarunta Dhexe Shiikh Muxuyad Celli ee Magaalada Muqdisho.

About Author