Shacabka Maraykanka ayaa u baroordiiqaya Ciyaaryahanka kubadda koleyga ee u dhashay dalkaas Kobe Bryant oo ku dhintay...
Month: January 2020
Wararka naga soo gaaraya Degmada Qandala ee Gobalka Bari ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Ururka Daacish, ay dhaq-dhaqaaqyo...
Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa waxaa ay gaareen dalka...
eybta Warbahinta Alshabaab ayaa baahisay farriin uu reebay mid ka mida is-miidaamiyeyaashii ugu waaweynaa oo qarax culus...
Dhuusamareeb:-Waxaa maanta ku eg diiwaangalinta Musharaxiinta Madaxweyne iyo Madaxweyne ku xigeen Galmudug, sida uu sheegay Guddiga Doorashada...
Baladweyne:-Maamulka gobolka Hiiraan ayaa waxa ay faah faahin Guud ka bixiyeen Cudurka Shuban Biyoodka oo ka dilaacey...
Madaxda Somalia, Ethiopia, Eritrea ayaa war-murtiyeed ay kasoo saareen magaalada Asmara oo ay maanta ku kulmeen ku...
Prime Minister of Ethiopia, Dr. Abiy Ahmed has arrived Asmara, Eritrea, On Sunday to discuss regional cooperation...
Waaxda gaadiidka ee dalka Mareykanka ayaa ganaax lacageed oo gaaraya $50 kun oo doolar, dul dhigtay shirkadda...
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Asmara ee dalka Ereteriya kaga qayb-gelaya...
Shir u dhaxeeyay Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka, Amniga, Cadaladda, Arrimaha Gudaha iyo Federaalka iyo qaar kamid ah hay’adaha...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta furay mashruuc lagu maal gelinayo 340 dhallinyaro...
Magaalada Asmara ee caasimada dalka Itoobiya waxaa shir sadex geesood ah uga socdaa Madaxweynayaasha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,Madaxweynaha...
Sheekh Maxamed Shaakir oo ah madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ku eedeeyey inay ka...
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa billawday qorshe cajiib ah oo ay ku suurta gelineyso doorashada Galmudug, islamarkaana ay...
Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo ku Xigeenkiisa ee Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta oo isniin ah shaaciyay habraaca Doorashada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuuadda Soomaaliyaa Xasan Cali Kheyre ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ka daahfuray Barnaamij lagu maalgalinayo in...
Shir u dhaxeeyay Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka, Amniga, Cadaladda, Arrimaha Gudaha iyo Federaalka iyo qaar ka mid ah...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Asmara halkaas oo uu wadahadallo...
Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda dil xalay fiidkii hore Dayniile loogu geystay Nabadoon Cabdirisaaq Yuusuf Shabeel. War...
Khilaaf adag ayaa ka dhashay talaabadii Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cali Xasan...
Magaalada Asmara ee Caasimadda dalka Ereteriya ayaa la filayaa in Shir saddex geesood ah ay ku yeeshaan,Madaxweynaha...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Asmara ee dalka Eritrea kaga qayb-gelaya kulan Madaxeed...
Odayaasha dhaqanka, gaar ahaan kuwa saxiixayaasha Galmudug oo xalay kulan ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb ayaa todobo qodob...
Wararka ka imaanaya Gobolka bari ee Maamulka Puntland ayaa ku waramaya in dagaalyahanadda Kooxda Daacish ay dhaq-dhaqaayo...
Waxaa cabsi xooggan oo xagga amniga ah ka taagan tahay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud,kadib markii...
Daahir Geelle “Awood waxaa u aqaan mida dastuurka waafaqsan, awood uma aqaan mida qoriga ka timaada”
Daahir Geelle “Awood waxaa u aqaan mida dastuurka waafaqsan, awood uma aqaan mida qoriga ka timaada”
Wasiirkii hore ee Warfaafinta Daahir Maxamuud Geelle ayaa mar kale ka hadlay sababihii uu xilkaas isaga casilay...
Wararka aan ka heleyno Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay halkaas...
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed “Finish” ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda...
Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay in ay dowladda Federaalka ah ee Sooaaliya...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ku sugan Magaalada Ouagadougou...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saaka u dhoofay magaalada Asmara ee dalka Eritrea, halkaasoo uu kaga...
Xildhibaan Maxamed Xuseen Tahliil Gudoomiyaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo ku xigeenkiisa ayaa ka hadlay Doorashada la...
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku wajahan magaalada DHuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud oo ay...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Kooxo hubeysan oo xalay Nin Oday ahaa ku dilay qeybo...
Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan Magaalada Asmara ee Caasimadda dalka...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Taliyeyaal Ciidan u Magacaabay Saldhigyada Booliska Degmooyin ka...
Wararka ka imaanaya Magaalada Galkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi ay caawa ku geeriyootay Gabar...
Wafdi uu hogaaminayay Taliyaha Ciidanka dhulka ee Xoogga Dalka ayaa Maanta gaaray Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo,...
Afar Musharax oo kamid ah kuwa ugu saameynta badan tartanka Madaxweynaha Galmudug ayaa Caawa kulan xasaasi ah...
Faafidda feyriska ku dhaca neef mareen ayaa si xawli ah ugu sii fidaya dalka Shiinaha, waxaa sidaasi...
Agaasimihii guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka ayaa xilka iska casilay, isagoo sheegay in Madaxweynaha Maxamed C/llaahi...
Waxaa caawa fiidnimadii lagu dilay Magaalada Muqdisho ALLAHA u naxariistee Nabadoon C/risaaq Yuusuf Siicow (Sheebal) oo ka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Dalka Purkina Faso...
Ururka Ahlu-sunna ayaa mar kale dhaliilay habka ay dowladda Soomaaliya u maamuleyso hannaanka dhismaha maamulka Galmudug. Qoraal...
Dowladda Jabuuti ayaa ka hadashay Markabkeedii siday xariga Internet ee shalay celisay Somaliland, kaasi oo gebi ahaanba ay...
Waxaa maanta degmada Baardheere ee gobolka Gedo gaarey saraakiil ka tirsan ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ka...
kacaankii aan dhiigu ku daadan curashadiisii, Laakin dhiig badan ku daatay Jiritaankiisii iyo Jabitaankiisii. Maanta oo kale...
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa sagootiyay ciidamo ka tirsan xoogga dalka...