Labo Qof oo Laga helay Caabuqa Corono ayaa la sheegay in Dawlada Kenya kasoo gudbeen deegaanada ay...
WARKA
Magaalada Wuhan uu kasoo bilowday cudurka dunida sida weyn ugu faafay ee Caronavirus ayaa si rasmi ah...
Madaxweynaha Midowga Africa ayaa Ururka Caafimaadka Adduunka iyo hoggaankeeda ka difaacay weerar xooggan oo kaga yimid madaxweynaha...
Waxaa sii kordhaya maalinbo maalinta ka dambeesa dadka u dhimanaya iyo kuwa uu ku dhacayo cudurka dunida...
Waxaa jira walaac isa soo taraya oo la xiriirta foojignaan la’aanta ka muuqata bulshada Soomaalida ee ku...
Ciidamada Booliska Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa bilaabey inay fuliyaan amar kasoo baxey guddiga ka hortaga Cudurka Coronavirus,kaas...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay Qalab Caafimaad oo Maanta dowladda Imaaraadka Carabta...
Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay Go’aano Cusub oo ku...
Diyaarad sida Gargaar Caafimaad ayaa Goordhow ka degtay Garoonka diyaaradaha Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari, taasi...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa warbixin uu kusoo daabacay bartiisa Twitterka wuxuu ku sheegay inuu go’aansaday hakinta...
Itoobiya waxaa ay ku dhawaaqday xaalad degdeg ah oo looga jawaabayo cudurka ‘coronavirus’ (COVID19),kaas oo kiisas kamid...
Wararka laga helayo deegaanka ka tirsan gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in deegano kamid ah gobolkaas...
Alle ha naxariistii waxaa magaalada London ku geeriyooday Axmed Ismaaciil Xuseen (Xudeydi) oo ahaa rug caddaa dhinaca...
Wararka laga helayo Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika...
Ciidamada Badda Kenya ee ka howlgala Lamu biyaha Badweynta Hindiya ayaa gacanta ku dhigay labo doon oo...
Waxaa saaka garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa ka degtay diyaarad siday gargaar oo ka timid dalka Imaaraadka Carabta....
Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, G/Sare Xasan Cali Nuur Shuute oo ku sugan Wanlaweyn ayaa...
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Bosaaso ayaa sheegaya in qarax xalay ka dhacay bosteejada laga raaco gaadiidka...
Dabley hubeysan ayaa xalay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ku dilshay nin dhakhtar ahaa, kaas oo sida...
Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay maamulka degmada Beled-xaawo uu...
Waxaa dalka Britain ku geeriyooday fannaanka weyn ee Axmed Ismaaciil Xuseen Xudeydi oo uu ku dhacay cudurka...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Wakiilada Beesha Caalamka ayaa iyag oo ku kala sugan Magaalooyinka Muqdisho,...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Hir-shabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa magacaabay Gudoomiye Ku-xigeenka Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe ee...
Ra’iisal saaraha Itoobiya, Abiy Ahmed ayaa dib usoo nooleeyey dadaaladii uu dib ugu furayey wada-hadalada Soomaaliya iyo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku fashilantay iney Khilaaf ka dhex abuurto madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo Ku-xigeenkiisa...
Dowladda Kenya ayaa ka shaqeyneysa qaabkii ay isugu soo dhoweyneyso Dowladda Federaalka iyo Maamulka Jubbaland oo kala...
Taliska Ciidamada Booliska Gobolka Bari ayaa faah faahin ka bixiyay qarax Khasaaro geystay oo Habeenimadii xalay aheyd...
Gabdhaheena Gobtaa, Duuliso Dayaarad iyo Kabtan Wade Markab, Labaduba waxa ey xirfadahaa ku barateen Dalka Gudihiisa. 1.Duuliso...
Alle ha u naxariistee, waxaa Magaalada London ku dhintay, fannaan, laxamiiste, abwaan Maxamuud Ismaaciil Xuseen ‘Xudaydi, oo...
Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Madaxweynihi hore ee Dowladii KMG aheyd ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka...
Madaxweynihii hore ee dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo maalin kahor gaaray Magaalada Dhuusamareeb ayaa...
Heshiiska madaxweyne-sheegtayaasha Jubbaland ee Nairobi haddii u jiro waa arrin wanaagsan laakiin (compensating feedback) waxay keeneysaa natiija...
Waxaa soo diyaariyay: Maxamed Xaaji Maxamed Xuseen (Maxamedeyn) *Su’aal: haweenay ayaa saddex maalmood iska daysay soonka, cudaddaar...
Wali waxaa socoto tacsida horudhaca ah ee Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka marxuun Nuur Xasan Xuseen ”...
Qarax ayaa caawa ka dhacay Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari gaar ahaan wadada dheer ee dhexmarta bartamaha...
Waxaa ugu dambeyn lagu guuleystay in caawa fiidnimadii la demniyo dab xoogan oo galabta casar gaabadkii qabsaday...
Gudiga ka hortaga cudurka Covid 19 ee maamulka Galmudug ayaa maanta kulan ku yeeshay Magaalada Dhuusamareeb. Guddiggaan...
Tirokoob ay soo saareen saraakiisha caafimaadka ee magaalada Chicago ayaa hoosta looga xarriiqay sare u kaca dhimashada...
Wasaarada Caafimaadka ee xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay goor dhow in kiiskii 8aad ee la xiriira cudurka...
eWaxaa caawa lagu dilay magaalada Muqdisho marxuum Dr. Xasan Xaayow oo ahaa Dhaqtar laga yaqaano qeybo ka...
Degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa maanta Barqadii gaarey Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka...
Wasiirka caafimaadka dalka Kenya ayaa goor dhaw xaqiijiyey in labo qof oo ku nool magaalada Mandheera ee...
Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay duqeyn 6-dii bishan oo ku beegneyd Isniintii shalay ka dhacday magaalada...
Muqdisho:-Dawladda Maraykanka ayaa shaacisay in duqayn ay 2-dii bishan April ka fuliyeen degaanka Bush Madina ee Gobolka...
Iyadoo maalmihii la soo dhaafay isa soo tarayay fadeexad musuq maasuq oo hareeyay wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya,...
Waxaan Halkaan idinku soo gudbinaayaa Faaiidada ay leedahay Bisha Shacbaan markii la gaaro 15-, iyadoo habeenkaasi ay...
Shacabka Mareykanka ee khatarta weyn ka wajahaya cudurka sida ba’an ugu sii fidaya dalkaas ee coronavirus ayaa...
Dawlada Maraykanka ayaa sheegtay in duqayn ay 2-dii bishan Abriil ka gaysteen degaanka Bush Madina ee Gobolka...
Wasaaradda Caafimaadka Somalia ayaa shaacisay in la howlgeliyey sheybaarka dhexe ee Qaranka oo lagu baarayo dadka looga...
Dab aad u xooggan ayaa goor dhow ka kacay garaash ku yaalla agagaarka isgoyska Km4 ee magaalada...