Post View....

Wasiir Goodax Barre Oo Si Lama Filaan Ah Ugu Dhawaaqay War Cusub [Akhriso]

0
59

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa soo saaray Warbixin cusub uu kaga hadlayo Imtixaanka la filayey in Dugsiga Sare Ardayda Dhigta iyo kuwa Dugsiyada Dhexe ka gudbayey.

Wasaaradu waxay sheegtay in dib udhacday oo xilligaan aysan dhici karin Imtixaanka Sabab la xiriirta Caabuqa Corono Virus-ka.

Wargalin

Wasaaradda waxbarashada Hiddaha & Tacliinta Sare ee XFS oo tixgalineysa talooyinka caafimaad ee la xiriira ka hortagga & xakameynta cudurka dilaaga ah ee COVID-19, ayaa waxa ay ku wargalineysa ardayda Soomaaliyeed ee ku guda jira diyaargarowga imtixaanka fasalka 12aad & 8aad in uusan ku qabsoomi karin xilligii loogu talagalay. Waqtiga rasmiga ah ee uu dhacayo imtixaanka dib ayaa laga soo sheegi doona. Mahadsanidiin.

About Author