Post View....

Guddiga Xeerarka Dhammaystirka Sharciga Doorashooyinka oo la kulmay Safiirka UK

0
68

Guddi-Wadajirka ah ee labada aqal ee Diyaarinta Xeerarka Dhammaystirka Sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa kulan is xogwareysi ah oo ku saabsan Dhammaystirka Xeerarka Sharciga Doorashooyinka Qaranka la yeeshay ,Safiirka ingiriiska u fadhiya Soomaaliya.

Kulankaan waxaa  hogaaminayay Guddoomiyaha Guddiga mudane Xil. Ibraahim Isaaq Yarow.

Kulankan ayaa intii uu socday Wax uu balan qaaday safiirka dalka baqortooyada ingiriiska in ay la garabtaaganyihiin Guddiga wax alaale wixii taageera dhankood ah.

Guddiga ayaa lagu waddaa in ay soo gudbiyaan maalmaha soo socda xeerka dhameystirka Sharciga doorashooyinka.

About Author