Post View....

Axmed Qoor qoor Oo Dhuuso mareeb Mucaaradkii Maamulkiisa Ku Qaabilay

0
55

Xildhibaano Ka Tirsan BJFS Ee Deegaan Doorashadoodu Tahay Deegaanada Dowlada Goboleedka Galmudug Si wayna Udhaliishana Doorashadi Uu Kaso Baxay Madaxwayne Qoor Qoor Ayaa Maanta Gaaray Magaalada Dhusamareeb Ee Caasimada Galmudug.

Wafdigan Ayaa Waxa Qayb Ka Ahaa Xildhiban Mahad Salaad, Xidlhiban Axmed Macalin Fiqi Iyo Xildhiban C/Saabir Nuur Shuuriye Oo Guud Ahaanba Ka Tirsan Xildhibanada Dhalishan Dorashada Galmudug Ee Maanta Gaaray Magalada Dhusamareeb.

Wafdiga Waxa Dhusamareeb Kuso Dhaweeyay Xubno Uu Horkacayo Gudomiyaha Magalada Dhusamareeb Iyo Xubno Kale Oo Katirsan Dowlad Goboledka Galmudug.

Xildhibaan C.Saabir Nuur Shuuriye Ayaa Faahfaahin Ka Bixiyay Socdalkoda Dhusamareeb,Waxaa Uuna Cadeeyay In Ay Utageen Galmudug Xal Ka Gaarista Tabashoyinka Iyo Dhalilaha Ay Qabaan.

Wafdigan Ka Kooban Xildhiban BS Ee Maanta Gaaray Dhusamareeb Ayaa Ugu Danbayn Kulan Gaar Ah Madaxtoyada Mamulkasi Kula Yeeshay Madaxwayne Axmed Cabdi Kaarie”QOOR QOOR”.

About Author