December 18, 2025

Wasiir ka tirsan Jubbaland oo shaqada laga joojiyey & dembi culus oo loo heysto

Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland Maxamuud sayid Aadan ayaa shaqadii ka joojiyay Wasiirka Wasaaradda Xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa ee Jubbaland Maxamed Xasan Maxamed.

Waxaa lagu eedeeyay ku takrifal Maaliyadeed oo aan waafaqsanayn nidaamka Maaliyadda Jubbaland.

Wareegto kasoo baxday Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland ayaa lagu sheegay, in baaritaan lagu samaynayo eedaha loo haysto Wasiirka, inta baaritaanku socdana laga joojiyey shaqada.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *