
Waxaa goor dhow ka bilaabatay Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug doorashada gudoonka Baarlamanka dowlad Goboleedka Galmudug.
Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka waxaa u tartamaya labo Musharax oo kala ah Dr. Maxamed Nuur Gacal oo musharaxa ugu cad-cad iyo Cabdinasir Aaden Cismaan iyadoo musharaxii 3aad oo ahaa Cabdullaahi Axmed Calasow uu tanaasulay.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=I6ilK545Sdk]