Siweeyn ayaa looga xusay midkamid maalmaha qaranka somaliyed 26 june oo ah maalintii ay xoriyada qaadatay somaliyed gaar ahaan Gobolad Waqooyi kuwaa kuwaa kadib midoobay. waa habeenki ugu horeesye calnka buluuga cirka lagataagay ee calanka gumeestaha la dejiye.
Munaasabad lagu qabtay xarunta maamulka Gobolka banadir ayaa aheed mda uguweeyn ee laqabtay waxaana kasoo qeeybgalay shacab dhalinyaro, haweeyn, odeyaal, culam’udiin, siyaasiyiin, sarkiil ciidan, xildhibaan, sanataro, wassiro,resyul wasreyaal/Xigeeyno iyo Madaxweynaha Dalka
Waa habeen qiimo badna u leh dadka somaliyed inka badan 20 milyan oo dalka kunool tira kabadan oo dibada kunool oo somali ah. Waana habeen sandkasta hal mar la xusaa. kuwaa dib ka midoobayen gobolad Waqooyi oo xoriayda ka qaatay Ingriska iyo Gobolada Koofureed oo xoriyada ka qaatay Dowlada talyniga
Waa bilwaaga isbuuca maamlaha qaran ee dowalada somaliyed kaa socn doono 26 june ilaa 1 July oo ah maalinta madax banaanida somaliyed oo dadka somalieyd o odhan kuwada fanaan. Labadan maliin ay maalmo ku dheer tariikhd dadaka somaliyed meelkasto o oay kunoolyahiin dal iyo dibada
Wadooyinka dalkasoamliyed gaar ahaan maagaalooyinka waa weeeyn waxaa si xoogan loogu arkayaa dadweeyne kulabisan dharka calanka iyo dadka weeyn luxay calanka somaliyed ee bulga xidigta cad dhexda kuleh . waa malin dadka ay guryaha iyo ganacsiayd ku xardhaan callanka somaliyed yar weeyn.