
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa raadsanaya wadiiqo kasta oo Xukunka kusoo laaban doono.
Ilaa hadda lama saadaalin karo Doorashada Soomaaliya ka Dhaceysa 2020/2021-ka iyo shakhsiga kusoo bixi doona.
Diyaar garoow ballaaran ayaa socda oo mucaaradka wadaan si ay uhelaan Xukunka Dalka Doorashada dhaceysa.
Isbuucaan gudihiisa Madaxweyne Farmaajo ayaa la kulmay ururada Haweenka iyo Dhalinyarada kalana hadlay ololaha doorashadiisa.
Waxay ballan qaadeen inay taageero umuujin doonaan si mar kale u Guuleysto.
Kulanka uu aadka Isha ugu hayo waa midka dhawaan Odayaasha dhaqanka kana codsan doono inay ku taageeraan in mar kale la doorto.
Leave a Reply