December 18, 2025

DEG DEG:Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo hada ku geeriyooday magaalada Nairobi

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed ayaa goordhow ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya, sida ay xubno ka mid ah qoyskiisa iyo ilo-wareedyo kale u xaqiijiyeen Badweyn Online.

Wararka ayaa sheegaya in Cali Mahdi Maxamed uu maalmihii ugu dambeeyey ku xanuunsanaa magaalada, oo uu isbital ku jiray.

Naga filo faah-faahin dhowaan, Insha Allah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *