Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilaahi Raajicuun
Geeri Naxdinleh oo kutimd Madaxweyne Xigeynka 2aad ee Dowlad Goboledka Jubboland oo ku geeriydad Nairobi Casimada Dowlad jeyna.
Waxaana loodiryaa tacsi dhamaan qoosykiisa, ehelkisa iyo dadka somaliyed uu ka geeryooday in alah kasiiyo Samir iyo iiman fiican. Marxuumkana Waxaa Alah looga baryaa dambi dhaaf iyo naxariis in uu siiyo.
Masuulkan ayaa mud dheer kaso osheqqye arimaha siyaasada gaar ahaan dowlad gobledka juboland uu kaha madaxweyne ku xigeynka laabaad kaa metelaye dadka uu kiisa
waxaa tacsi xoogan udiray dad badan oo bulshad somaliyed kamid ah dalka iyo dibada kunool kuwaa oo kala ah dhaqanka, ganacsatada, siyasiyiin iyo ehelkisa.