Warar lagu kalsonaan karo aan ka helnay ilo u dhow dhow musharixiinta utaagan xilka madaxweyninimo ee dowlada Soomaaliya ayaa shegaayo in magaalada Muqdisho oga furmi doono shir xasaasi ah.
Musharixiintaas ayaa lashegayaa in shirkooda oo socon doono ilaa labo maalin waxaana lagu wadaa in magaalada soo gaari donaan musharixiin saameyn kuleh siyaasada Soomaaliya.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=TLLr1eicsuw]
Qodobka halista badan ee musharixiinta ku dhawaaqi donaan ayaa ah in saameyn donaan gudi doorasho ayagoo qaadaci donaan midka oo magacaabay ra’isulwasaaraha.
Isku soo wada duub hadii musharixiinta mucaaradka kudhawaqaan gudi doorasho oo ugaar ah waxa laga yabaa in xiisad siyaasadeed oo aad u kacsan oo galo dalka waa sida ee qabaan dadka saadaaliyo siyaasada Soomaaliya.