Xisbiga Wadajir ayaa sharci darro ku tilmaamay in xubno ka mid ah Xukuumaddii dhacdy ay ansixiyaan Golaha Adeegga Garsoorka.
Qoraal ka soo baxay xisbiga Wadajir ayaa lagu sheegay in Xukuumad heysata Kalsoonida Baarlamaanka ayaa awood u leh inay soo jeediyaan.
“Waa tallaabo kale oo si ula kac ah Rajiimka talada haya ugu tuntay dastuurka iyo shuruucd Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya” ayaa lagu yiri War saxaafadeed ka soo baxay Xisbiga Wadajir.
Halkan hoose ka aqriso qoraalka uu soo saaray Xisbiga Wadajir;