Guddigii loo xilsaaray Maqaamka Magaalada Mogadishu ayaa maanta laga qaaday imtixaan ku saabsan Magaalada Mogadishu.
waxa ey noqdeen kuwo dhidido, Qaar Qish lagu qabtay, Qaar waqtigii ku dhacay, Qaar warqadii oo cad iska dhiibay iyo Qaar imtixaankii ku dhax hurday. ( F.S: 1- 6aad).
Su’aalaha la weeydiiyay waxa ey ahaayeen, wax ka Sheeg Goobaha Hoos ku qoran iyo Halka ey Xamar uga yaaliin.
Ambulatorio Ceel Gaab. Iskuraran. Ceelka Xiirey.
Ceelka xaaji Haruur. Ceel Aw muude,Ceelka Qandac.
Chinema Centrale. Baar Gambar. Criocie Del Sud. Sportive vecchio. Tumbluq. Foto Jilib. Cadayga. ku dhacdo. Aakuwo Dooto. Waliyoow Cade. Barako Cabdow. Sulfiqaar Cali. Buulo Qooleey. Raqayga. Nasiib Bundo. Buulo Maqaarey. Shanta Geed. Foorta Shiikh.
Hooshaanka. Bin kuwer. Kuleejo feraare. Cabdalla iyo Cawareere. Buur karoole. Ceel Hindi. Xaaji Rajab. Bar 900. Fima. Kasa Italia. Doofaareey. Campo Loojo. Busleey. Buulo Mashiidiyo.Tre Fontana club. Ambulatorio Cariif. Baar Koogaar. Dukaanka kabuutu.
Kubusheero Neero. Baar Heeydhaafin. Todobaatan iyo Talo. Buula Eelaay. La Bamba. Baar Aqab. Fornada Dalfac. Baar Mingsing. Lido Club. Sar guduud. Baar N2. Xaafadda Aw Aweyska. Baar Lamuumbo. Caliow Geele. Geel liq. Baar Muse Maaxaay. Maanya Moorto. Kambo Amxaaro. Baar Stella.Xafada Marcallioni. Ultimo Baalo. Buulo shiidle. Bakaaraha Jimcaale Cade. Seylaani. Lazaretti. Teraasada. Ansalooti. Xarunta Sheikh Muxidiin. Siisi.
Ceelka Maxamed Baare.Isbitaalka Rava. Buulo waraabe. Buulo xaanshooleey. Ceel qalaw. Afleeyrshe iyo Xerada Bootiko.
Dhamaan waa ku wada dheceen imtixaankii. Ardaygii ugu Buudada badnaa waxa uu keenay 15%. Guul iyo Hambalyo guddiga !!!.
Qore: Yahya Amir