Xildhibaan Cabdiraxmaan odowaa oo kamid ah xildhibaanada sida weyn oga soo horjeedo dowlada madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Farmaajo siweyn u jilcay loona baahanyahay in la dhameystiro.
Odowaa oo ka hadlaaye munaasabad lagu soo dhaweynaaye madaxweynihii hore ee galmudug hadana ah musharax utaagan madaxweynimada dowlada soomaaliya.
Odowaa oo ku hadlaaye lahjad aad u adag ayaa fariin culus udiray Farmaajo iyo Fahad Yaasiin waxa oo sheegay in shacabka sida gaarka ah u degan muqdisho aan xoog wax looga qaadi karin.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=JchwT2vLaXE]