Cali Macalin ”Madaxda Hirshabeele hadda joogo iyo kuwa raba in ay qabtaan ma’aha kuwa u qalma in ay madax u noqdaan…”
Waxaa noo suurta gashay in aan khadka telefanka ku wareysano Cali Maclin Muuse oo degen wadanka Mareykanka, oo ah aqoonyahan dhigta mid ka mid ah jaamacadaha dalka Mareykanka, kana soo jeedo dalka u dhashay dowlad goboleedka Hirshabeele ayaa waxaa uu aad ugu hadlay dhibaatooyinka aan dhamaadka laheen oo ka jira dowlad goboleedka Hirshabeen, wuxaana intaasi ku dairy in loo baahanyahay in wax laga qabto dib udhaca ku yimid horumarka gobolka.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=ZOFZupmd_ZM]