- Advertisement -

Golaha naafada qaranka oo kulan muhiim ah yeeshay

Xubno katrisan qeeybaha kaladuwan golaha naafada qaranka ayaa kunlan aan caadi aheyn ku yeeshay magaalada Muqdishu. Kulanka ayaa waxaa kasoo qeeyb galay xubnaha golaha iyo qaar kamid gudoonka xilkooda u dhamaday.   Wadahal iyo wadatashi dheer oo ku sabsan xaalada dadka naafada...

Faaqidaada Jimcaha ee Danjire Caalim: Xaalada cakiran ee magaalada Muqdisho

Faaqidaada Jimcaha ee Danjire Caalim: Xaalada cakiran ee magaalada Muqdisho Waa maxay Beesha caalamka? Madaxweyne waqti xileedkiisu dhabaadey muxuu Qalalaase siyaasadeed ku doortey? dhageyso Falanqeynta

Kenya oo ku hanjabtay iney Soomaalida dalkeeda ku nool talaabo cad ka qaadi doonto.

Nairobi:-Dowladda Kenya ayaa sheegtay iney qaadi doonto tallaabo ay ku cadaadineyso shacabka Soomaaliyeed ee ku nool caasimadda sida ay sheegeen warbaahinta madaxa banaan ee dalkaas. Kenya waxey ka dhawaajisay iney tarxiili doonto Soomdaalida ku dhaqan dalkaas ee aan sharciga heysan, sidoo kalana...

Beesha Caalamka oo ka xumaatay hab dhaqanka Madaxweyne Farmaajo (Warbixino Sir ah).

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in beesha caalamka ay ka xumaatay tallaabooyin uu qaaday Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay sheegeen iinay dhaawac culus u geysteen dedaalladii ay wadeen wakiilada caalamka islamarkaana xaaladda sii adkeeyay. Beesha...

Hey’adda IMF oo ansixisay lacago qeyb ka ah deyn cafinta Soomaaliya.

Guddiga fulinta ee hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa ansixiyay kaalmo dhaqaale oo dheeraad ah oo Soomaaliya la siin doono taas oo gaaraysa $0.97 milyan oo dollar Mareykanka ah, kaalmadan ayaa qeyb ka ah barnaamijka deyn cafinta dalalka saboolka ah ee...

Faaqidaada Jimcaha ee Danjire Caalim: Xaalada cakiran ee magaalada Muqdisho

Faaqidaada Jimcaha ee Danjire Caalim: Xaalada cakiran ee magaalada Muqdisho Waa maxay Beesha caalamka? Madaxweyne waqti xileedkiisu dhabaadey muxuu Qalalaase siyaasadeed ku doortey? dhageyso Falanqeynta

Kenya oo ku hanjabtay iney Soomaalida dalkeeda ku nool talaabo cad ka qaadi doonto.

Nairobi:-Dowladda Kenya ayaa sheegtay iney qaadi doonto tallaabo ay ku cadaadineyso shacabka Soomaaliyeed ee ku nool caasimadda sida ay sheegeen warbaahinta madaxa banaan ee dalkaas. Kenya waxey ka dhawaajisay iney tarxiili doonto Soomdaalida ku dhaqan dalkaas ee aan sharciga heysan, sidoo kalana ay si gaar ah u beegsan doonto dadka looga shakiyo falal argagixiso ama maalgalintaba. Xogta la faafiyay waxaa ku jirta in Kenya ay sheegtay iney hantidooda la wareegi doonto shaqsiyaadka Soomaalida ee looga shakiyo iney maalgaliyaan argagixisada sida ay hadalka u dhigeen. Kenya waxey u muuqataa iney qaadeyso tallaabooyin aargoosi ah maadaama ay guuldaro kasoo gaartay kiiskii yaalay maxkamadda ICJ...

Beesha Caalamka oo ka xumaatay hab dhaqanka Madaxweyne Farmaajo (Warbixino Sir ah).

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in beesha caalamka ay ka xumaatay tallaabooyin uu qaaday Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay sheegeen iinay dhaawac culus u geysteen dedaalladii ay wadeen wakiilada caalamka islamarkaana xaaladda sii adkeeyay. Beesha caalamka ayaa Madaxweyne Farmaajo u sheegtay inay khalad aheyd: 1: In ciidanka ilaalada madaxtooyada uu geeyo madasha shirka ee Teendhada Afisyooni maalintii shirka uu furmayey ee Isniintii. 2: Soo saarista jadwal aan lagala tashan ka qeyb-galayaasha shirka, kaasi oo ay baahisay madaxtooyada habeenkii Axadda. 3: Iyo furitaanka shir hal dhinac ah, oo labada maamul goboleed ee Jubaland iyo Puntland ay qaadaceen. Qoraal ay wakiilada caalamka...

Hey’adda IMF oo ansixisay lacago qeyb ka ah deyn cafinta Soomaaliya.

Guddiga fulinta ee hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa ansixiyay kaalmo dhaqaale oo dheeraad ah oo Soomaaliya la siin doono taas oo gaaraysa $0.97 milyan oo dollar Mareykanka ah, kaalmadan ayaa qeyb ka ah barnaamijka deyn cafinta dalalka saboolka ah ee qaantu la degtay oo Soomaaliya kamid tahay. Kaalmadan dhaqaale ayaa loo adeegsan doonaa sidii Soomaaliya uga soo bixi laheyd waajibaadka geedi socodka deyn cafinta oo u dhexeeyay IMF, Bankiga Adduunka iyo Soomaaliya. 25 Maarso 2021 ilaa 24 Maarso 2022 ayaa kaalmadan dhaqaale socon doontaa muddadaas ayaa Soomaaliya ku dabooli doontaa waajibaadka ka saaran barnaamijka deyn cafinta. Sanad ayaa laga joogaa markii...

RW Itoobiya Abiy Axmed oo ogolaaday in Ciidamada Eritrea laga saaro gobolka Tigrey.

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Axmed Abiy ayaa Madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerki kala hadlay sidii ciidankeeda ay uga bixi laheyd xadka gobolka Tigreyda uu la wadaago dalkaasi oo dhawaan ay qabsadeen ciidanka Eritrea. Abiy Axmed oo shalay gaaray Magaalada Asmara ayaa sheegay in Madaxweynaha uu ka garaabay sidoo kale dhibaatooyin ay geystay ciidanka Eritrea intii ay joogeen gobolka Tigrey ee dalka Itoobiya. “Wadahadalladeenii 26-kii Maarso 2021 ee aan la yeelanay madaxweyne Isaias Afwerki intii aan booqashada ku joogay Asmara, dowladda Ereteriya waxay oggolaatay inay ciidamadeeda kala baxdo xadka Itoobiya. Ciidanka Difaaca Qaranka ee Itoobiya ayaa si dhaqso leh ula wareegi doona ilaalinta...