
Madaxweynaha Ahlusuna Udoorteen inuu Hogaamiyo Galmudug Todobaadkii hore ayaa waxa uu soo saaray Amar culus uu kaga hadlayo Arimaha Galmudug.
Waxa uu si gaar ah ufaray Wasiiradii Galmudug hore ushaqeenayey inay howshooda sii wataan oo ay Madaxweynaha isaga yahay lana shaqeeyaan.
Arintaan ayaa sii cakirin karta isku soo dhawaanshiyo laga dhex sameyn lahaa Ahlusuna iyo Dawlada Soomaaliya oo Xaalada galmudug la rabay in lagu qaboojiyo.
Hadda Dhuuso mareeb waxaa kuwada sugan Axmed Qoor qoor iyo Sheekh Shaakir oo mid walbo sheeganaya inuu yahay madaxweynaha Saxda Ah Ee Galmudug.
Leave a Reply