Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha oo war ka soo saartay xaalada Soomaalida (Akhriso)

Safaaradda Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku leedahay dalka Shiinaha ayaa warbixin ka soo saartay xaaladda caafimaad ee mawaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Huwan ee dalka Shiinaha,halkaas oo ah magaaladii uu ka dilaacay cudurka Coronavirus.


Posted

in

by

Tags:

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *