Dadka Jaban ayaa cambaareeyn dush ka saaray Madaxweyne Turump hadlkiisa isbarbardhiga Weerarkii Iran ay ku qadeeyn Diyaaradaha amerika 21 June 2025 iyo weerarka Bombka nugelerka lagu dhuftay Dalka Jabaan Magaalooyinka Horishima iyo Negesaka oo ay ku dhinteyn 140,000 qof dadka badan. Iyo tira badan oo dad uu haleelay xanuuno ay ka qadeeyn suntan qaraxa kuwa kunoolo goobo ka baxsan gibaha qara ku dhacay
Midka mid ah dadka ka Badbaaday Weerarka Nugleerka sandka 1945 Mimaki Toshiyuki kaa oo ha mdaxa Hayad ka shaqeeyse Arimaha Abaalmirinta Aduunka ayaa ku tilmaay arin mid aan isku dhigmin Weearki Horoshima iyo Negasaka marka loo eeg weerarka Dowlada Amerika ay ku qaaday Iran Goobahed Nugleerka oo la sjhegeyn in jirto dhimasho dad gaara 200 qof.
Xildhibaanada Barlmanka Deganka Horoshima aya meel mariye Qaaraar ay ka soo horjedaa in la adeegsado hubka Nugleerka. Halka Xogheeyaha Guud Xafiska Golaha Wasiirada ninka lagu magacaabo Mr. Hayashi Yoshimasa uu sheegey in ka digaayaan isticmaalka Nugleer ay tahay arin aan fiicneeyn.
Guud ahaan dalka Jabana dadka intooda badan iyo Saxaafada ay si weeyn u hadal heeyso arinkaan is barbar dhiga Weerarki Jaban ee 1945 iyo Weeararka Iraan June 2025 in tahay arin lagu qoslo anan marna leey barbar dhigi Karin.