Madaxweynaha Dowlada Ameerika ayaa ka codsaday dadka reer islreal iyo dowladooda in ay bad baadiyaan Benjamin Natanyahu  reysul Wasaarada Dowlad Isreal oo lagu soo eedey musuq maasuq iyo wax isdabamareeyn.  Taas oo dhoowr jeer maxkmad hartagay marar badan uudiiday

Benjamin Natanyahu ayaa loo heestaa eedymo musuq aha tan ito 2020 ka. Waxaana dhowr jeer looga yeerary barlmanka oo doonaye in ay sualo kaweeydiyaan arinkan.  Benjamin Natanyahu  ayaa dalka ireal u horsedey dagaalo kuwa donaye boor isku qaris dacwada iyo eedeeymaha loohesto

Markast xaalada dadka isreal ay xasiloni dareeymaan Waxaa bilaabto dacwad iyo wicitaan maxkmad looga yeero Benjamin Natanyahu . taas oo caqabad kunoqotay mustaqbalkiisa siyaasaded. Waxaa markasta qaadaa dagaalo Qasa, Lubnaan, Siirya iyo Iiran kuwa uu doonaayo in u uku jaha wareeyiyo nidaamka calaada dalka Isreal.

Kadib xiisada Dagaalka Iran iyo Isreal mud 12 oo ay xabad joojin afka ay wadaqateeyn dhinacyada. Benjamin Natanyahu ayaa hawada dhoowr jeer u mariyey amaan iyo  mahad noqo Madaxweyne Turamp oo ku tilmaamay in ayhay Saxiibkii ugu fiicanaa ee yimaada aqalka cad marka laa eego danaha Yahuuda.

Dadka reer isreal iyo siyaasiyintooda ayaa aamnisan in Benjamin Natanyahu  uu  ku fashilmay siyaasada ayna tahay in ka dego. Balse Benjamin Natanyahu  ayaa ku gabanaya xasaanda Reysul wasre ee dalka isreal iyo tagerda dowlad amerika.

Dadka falnqeeya siyaasada bariga dhexe Waxaa ay sheegeyaan in uu jiro xiir gaar ah oo ka dhexeeyo Benjamin Natanyahu  iyo Donal Turamp kaa oo ladonayo in bariga dhexe xiisada colaaded loo bedelo xiriir ganacsi oo dhexmar ganacsato Isreal, Amerikan iyo Carab. Arintaan oo ah qorshe qarsoon ee laga leeyahay Gaza oo hada lagadhiga goob burburtay.