Dowlada Djabuti ayaa u dabaal degtay Maalinta Madax Banaanida dalka Djabuti 27 June 2025  oo ay ka qadtay dalka faracne 48 sano kahor maalintan oo kale. Maalinta xoriyada Djabuti  Waa mid kamid maalmahan dadka somaliyed u asteeysan.

Madaxweyne Ismaciil cumar Gele ayaa salaam ka qaatay qeeybaha kaladuwan ciidnak Djabuti ee dhulka, bada iyo circa kuwa ku hubeeysan qalab casri oo dadka daawaday ay la fajcaeeyn.

Sandguurada 48aad Maalinta xoriyada Djabuti dad badan Waxaa ka cabsi qabeyn xaalada caafimaadka mdaxweynaha oo lidata awgeed in muuqisa lagwaye balse meysan dhicin Waxaa banaanka u soo baxay Madaxweynah o o Caafimad Qabo

Dalka Jabuuti waa mid dhaca Geeska Africa halkaa oo saldhig u ah cidanka dalala badan aduunka taa oo ka dhigtay dalka mid amaan ah kana baxasan colaadaha geeska afrika ka alooson inkastoo ay jirty xisad dhanka xududa ee kala dhexese Asmara Dalka Eraterya.