Agaasimaha Hogaanka Sirdoonka Qaranka ee Dowlada Mareeykanka Mawo Tulsi Gabbard ayaa saxaafada aduunkausheegey in ay xaqiiqtaha Waxyeelada Xoogan ee garay Xarumaha Hubka Dalka Iran. Isaga oo xoojinayaa sheegasahda Turamp uu ka sheegey Habeenki Arbacada Magaalada Amersterday Dalka Nederland.
Agaasimaha Hogaanka HogaankaSirdoonka Qaranka ee Dowlada MareeykankaMawo Tulsi Gabbard ayaa shaacise in hubka nugeleerka dalaka iiraan uu soo gaaray burbur xoogan marki uu dhacay weerarki circa iyo bada ay ku qadeeyn xiidanka Amerika oo isticmalaay Markiib Gujis ah iyo Diyaarada Daagaalka F16 iyo B2bomber oo ku garceeyn mdaafiic xoogan
Weerarkanayaa lagu qaaday sabtida lasoo dhaafay 21 Jun 2025 kaa labeegsaday 3 goobood hubka nugleerka lagu bacrimiyo oo kala ah Isfahan, Foord iyo Natanz uu sheegey Agaasimaha Hogaanka Sirdoonka Qaranka ee Dowlada Mareeykanka Mawo Tulsi Gabbard . Howl galkaas oo ay ka qeeyb qateeyn 125 diyaarada Dagaalka Amerika iyo Maraakiib Bada ka Tageerete
Agaasimaha Hogaanka Sirdoonka Qaranka ee Dowlada MareeykankaMawo Tulsi Gabbard ayaa si weeyn u beeniye sheegashada dowlada Iran ee ah in ay hubka nugleerka mar hore kala baxaday goobaha la beegsaday iyo in ay san duqeeynta gaarin gunta hoose ee Goobta hubka yaale oo dhisme shub ah oo ka dhiisan dhulka hoostiisa
Agaasimaha Hogaanka Sirdoonka Qaranka ee Dowlada MareeykankaMawo Tulsi Gabbard ayaa sheegeey waxaan ku duulnay macaluumaad ay keeneeyn sidoonka Amerika oo horkeceyso CIA taas oo mid si fiican loo kala saaaray waqti ku haboona la sameeye howl galka. Waxaa kale oo aan la dheelsan Karin nuuc diyaarada aan adegsnay oo kuwa awood buuxda u leh in kala dhantaalaan buuraha iyo dhismaha shubka dhulka hoostisa laga dhiso.
Ugu dambeeyn labada dhinac Iraan iyo USA ayaa hawada isku marinaya dacaayad dagaal oo ah halka USA ay leedhayahay waan burburinay hubka iiran. Iran ay leedahay waxaba ma gaarin hubka nugleerka. Arintaan oo noqotay xiisada ugu badan ee saxaafada aduunka qabsatay. Mana jiran ilo ka mdax banaan labada dhinac oo arinka cadeeymo ka keenay ilaa hada.