Wasiirka Arimaha Dibada Somaliyed ay ka qeeybgaly kulanka 51aad Golaha Wasiirada Arimaha Dibada Dalalka ururka Midowga Carbeed. Waxaana uga qeeybgalay Wassirka Arimaha Diabada iyo iskaashia caalmiga Mudane Cabdisalaan Cabdi Cadi kalfadhiga 51aad ee OIC.
Shrikan ayaa ay ka soo qeeybgaleeyn Waasirada arimaha Dibada dalalka ku bahobeey ururka iskaashiga islaamka ayaa diirada lagu saaray xaalad ka tagaan Bariga dhexe oo ah colaada ka oogan dalalka Iran iyo Isreal. Wadamda kazoo qeeybgalay ayaa ku kaladuean sida loo wajahay xaalada collad bariga dhexe iyo Qaliijka
kulanka 51aad Golaha Wasiirada Arimaha Dibada Dalalka ururka Midowga Carbeed ayaa lagu qabtay Istambul Dalk Turkey kaa socondoono mudo laba maalmod. Waxaana la faliyaa in ay halkaa kazoo saaraan baaq kadhan xiisada ka tagaan bariga dehxe.
Dowalda sommaliya aya lafaliya in ay cadeeyso moqifkeed ka dhanka colaadka ka taagan bariga dhexe oo ah mid dalalka islaamka intooda badan ay dhinac ka taganyhiin marka lagareeo dalal yar oo ka gaabinayo iney cadeeyaan moowqifkooda