Kadib hoowlgal ay fuliyeen ciidanka police dowlada Ingrisk ayaa lagu qabtay xadi aad u badan oo maandooriye. Shixnad lagu soo qariye Markab xunbaarsan 37 konteerada xamuulka lagu qaada.
Markabkan oo ku soo xirtay dekeda weeyn Gatewaye ayaa Waxaa qabtay xiidanka xaduudaha iyo kastomeska joogo. Boolisk ayaa sheegey shixnadii ugu weeyneed ee la qabto sanadaha taa oo gareeysa 2.5 tone oo ah labo tan iyo bar oo 2.5 KG sida aad aad u taqaano. Shixnadaan ayaa mid ay ku kaceeyso maalaayin doolar
UNODC Hayada qaramada midoobay u qaabislan arimaha la dagaalnka ganacsiga iyo isticmaalka daroogada ayaa sheegtey in ka ganacsiga maandooriya iyo dambiyada uu sababo ay aad u sii kordhayaan aduunka oo dhan gaar ahan dalalka yurub
UNODC ayaa sheegtey London ineey tahay suuqa ugu badan ka ganacsiga maandooriyaha. Ahlka London iyo Welish ay noqodeeyn meelaha ay ka dhacaan dambiyad ka dhasha maandooriyaha ila 37% sanadaha 2022 2023
Ilaha wax soo saarka maandooriya ayaa aad u kordhaya, dalka kolombiya aya noqday isha ugu badan uu ka imaado ganacsigaan maandooriyaha.
Somalida kunool dalka engriiska ayaa cabasho weeyn ka muujiya ka ganacsiga maandooriyaha kaa Qatar ku ah caruurtooda in isticmaalaan. Warbxinada ay soo saaraan booliska London Waxaa ka mid in somalida ay ku badanayaan caruurtada isticmaalka maandooriya iyo dadka xabsiyada loo geeyo dambiyada ka dhaha maandooriyaha