Kud dhowaad 32 dhaliyrao somaliyed ayaa  dib logusoo celiye dalkooda. Dhalinyrada aya kazoo badabdaay xabsi  ay ku heysteen koox loo yaqano magafe oo dadak tahriibyo. Tirade saxad dalkaso ogartay  waa 26 qof oo ay 2 dumar  tahay intakale rag.

Qaarkmid dhalinyarada o osaxaafada la hadlay aay sheegeeyn in ka soo badbaadeyn xaald Qatar oo dhimasho iyo nolo xun oo ay kujireyn xabsi inta meesha ay joogeeyn.  Dhibanayeesh aya sheegey in xabsiga inta ay kujireyn habeenakst ay dad ku dhiman jireyn.

Xaalada tahriibka ee loo maro dalak liiboyo ayaa ha mid adag xiliga sababtao wax jiro ciidan ilaalada abda liibyo oo la dagaalmo kooxaha tahriika ka shaqeeyo.  Waxaana adaga in bada liiboy osi fudud doonologa raaco.

Dhaliyrad  uu xirto magafaha ayaa laga rab lacag madax fursho oo aysan awoodin walidka dhibanaha taa oo sababto mararkaqaar in baryo walidka ay saxafada soo istagaan iyo muqaalo xun oo dhibnaha laga faafiyo isga oo la jirdyaalo taas oo ah fadeex mustaqablka dhow iyo kan fog

Dhaliyrada ayaa amaanay doorka safaarada doelad somaliyed oo gacan ka geeystay soo daabulka dadkan oo ay meel ku aruurisay kadibna ay diyaarad usoo kireeyse. Arinkaan ay ah mid mujinya dadaalka xafisk ergayagaa arima tahriibka iyo caruurta ee xafiisk madaxweye Maryan Yasin sidauu shegey mid kamid qabiirada xafiskas ka howl galo

Xaalad siysaaded iyo mid dhaqaale oo aad u adag dalka kajiro ayaa sababto in dhalinyrao badan ay qaataan goaan ah tahriika iyaka oo baxasda waalidkooda