DF oo sheegtay iney talaabo ka qaadeyso Isbitaal Turkigu ku leeyahay Muqdisho

Wasaarada caafimaadka xukuumada Somalia ayaa sharci daro ku tilmaantay howlaha ee magaalada Muqdisho ka wado Isbitaalka YARDIMELI oo laga leeyahay dalka Turkiga.

Qoraal ka soo baxay wasaarada caafimaadku ayaa lagu sheegay iney talaabo adag ka qaadeyso cid kasta oo ku xad gudubta sharciga iyo qawaaniinta dalka.

Hoos ka akhriso qoraalka oo dhameystiran”


Posted

in

by

Tags:

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *