
War goordhaweyd kusoo dhacay Warqabadkeena ayaa sheegaya in dagaal uu hadda ka socdo deegaano katirsan Gobolka Jubbada Hoose.
Dagaalka ayaa udhaxeeya Al Shabaab iyo maleeshiyada Mucawiisleeyda oo is abaabulay kuwaas oo kusugan Deegaanka Yaaqbari weyne.
Waxa dagaalkaasi uu ka dambeeyey markii Al Shabaab ay weydiiyeen lacago ayna dadka Deegaanka diideen.
Ilo Deegaanka ah ayaa sheegay in Duhurnimadaan weli dagaalka uu socdo waxaana 5 qof la xaqiijiyey dhimasho dhaawac ayaana jira.
Wixii soo kordha insha allaah dib kala socda