28.1 C
Mogadishu
Thursday, May 26, 2022

Hay’adda MSF oo Ciidamada Itoobiya ku eedeyay inay laayeen dad Shacab ah.

Shaqaalaha dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn ee MSF ayaa sheegay in ay indhahooda ku arkeen dilkii sharci darrada ahaa ee askarta Ethiopia u geysanayeen afar...

Dagaalka Tigray”Nin la sheegay inuu Qaramada Midoobay ka tirsanaa iyo arrimo kale oo been...

Xiisad colaadeed oo heer sare mareysa ayaa wali ka taagan gobolka Tigray ee waqooyiga dalka Itoobiya, iyadoo ay soo baxayaan eedeymo ku aaddan tacaddiyo...

Daawo Dokumentari Ku saabsan dugsiga Sare ee Hodan Naaleeye ee dalka Canada

Halkan waa dugsiga sare ee Hodan Naaleeye. Waxaa hore loo dhihi Jiray Voon secondary iskuul balse Dadka madowga ah ayaa dalbaday in magaca laga...

CC Sharmaarke: 5 qodob oo dowladnimadeena ah ayuu Farmaajo dhaawacay

Ra’iisul wasaarihii hore ee Somali Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa si qoto dheer ah u faah faahiyay dib u dhaca iyo dhaawacyada gaaray nidaamka...

DF oo War yaab leh ka soo saartay shirka u furmay Madaxda Dowlad goboleedyada

Xukuumada Somalia ayaa war ka soo saartay shir caawa u furmay madaxda shanta dowlad goboleed ee ka tirsan federaalka Somalia kaasoo looga hadlayo xalinta...

Shir u dhexeeya Madaxda Shanta dowlad goboleed oo caawa ka furmay Muqdisho

Shir u dhaxeeya Madaxweynayaasha Shanta Dowlad Goboleed ee Somalia ayaa caawa ka bilowday hotel ku yaalla garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho Shirkan ayaa...

Markab weyn oo xanibay isku socodkii Maraakiibta ee Kanaalka Suez (Sawirro)

Saddexdii maalmood ee ugu danbeeyey waxa xanniban marin biyoodka Suez Canal oo muhiim u ah nolosha dunida, gaar ahaan maraakiibta sida badeecadaha u kala...

Mahad Sallaad “Muddo kordhin in loo sameeyo hay’addaha dowladda ma aqbalayno…”

Waxaa maanta magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay xildhibaannada Kutlada Badbaado Qaran ee labada Aqal Barlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay xaaladda siyaasadda dalka,...

Wasiiro ka tirsan DFS iyo Cabdirashiid Janan oo soo gaaray Muqdisho.

Wasiirkii Ammniga Dowlad goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Janan oo ay wehliyaan Wasiiro ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa galabta soo gaaray magaalada Muqdisho. Shalay ayay aheyd...

Cabdirashiid Janan ma isa soo dhiibay mise heshiis buu la galay dowladda?

Saraakiil sare oo ka tirsan xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maalintii Arbacadii ku soo dhaweeyey magaalada Beled Xaawo ee gobolka Gedo, wasiirkii hore ee amniga...