28.1 C
Mogadishu
Thursday, May 26, 2022

Dowladaha Kenya iyo UK oo u heshiiyay Al Shabaab.

Kenya iyo UK ayaa kala saxeexday heshiis dhanka amniga ah kaddib markii Nairobi ay ku kulmeen xoghayaha gaashaandhigga UK, Ben Wallace iyo wasiirka arrimaha...

Aqriiso:Dabinka wada-hadallada Dowladda Soomaaliya iyo Somaliland

Shirka maalinnimadii 14-6-2020 ka furmay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti, laguna wadahadalsiinayo Soomaaliya iyo Somaliland wuxuu noqon doonaa mid taariikhda cusub ee Soomaalida...

Beelaha Hawiye oo qodobo xasaasi ah hordhigay Rooble kana digay qorshe socda

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay kulan ay odaysha dhaqanka beelaha Hawiye la yeesheen ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Kulankaas waxay odayaashu ugu gudbiyeen...

Cumar Finish oo dhax galay Dibad baxayaal careesan xad gudubna ku tilmaamay Bandowga (Sawirro)

Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud Filish dadweyne careesan oo dhigayay banaan bax rabshado watay kula hadlay Taalada Dal jirka Dahsoon ayaa ka codsaday...

49 Muhaajiriin u badan Soomaali oo Dooni nooca Shiraaca leh ku gaaray Xeebaha Talyaaniga.

Hadal ka soo baxay Ciiddanka Ilaaladda Xeebaha ee dalkaasi ayaa sheegay inay Muhaajiriin tiradooda dhan tahay 49-qof ay shalay galab soo gaareen Degmadda yar...

Haddii hoggaamiyeyaasha TPLF ay isa soo dhiibi waayaan caawa, maxaa dhici kara?

Jahawareer ayaa wali ku gedaaman xaaladda gobalka Tigray ee dalka Itoobiya oo ay ku dagaalamayaan ciidamada Dowladda Federaalka Itoobiya iyo kuwa maamulka gobalkaas ee...

XOG: Madaxweyne Farmaajo oo hal arrin darteed u gaaraya Dh/mareeb & xaalka oo Allow...

Ilo wareedyo ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya ayaa inoo sheegay inuu madaxweynaha Soomaaliya u xir xiran yahay inuu gaaro magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud,halkaas...

Sarkaalad ka tirsan ciidamada badda ee Jordan oo dhameystirtay safarkeedii shaqo ee Baxrayn.

Taliyaha Isku-dhafka Ciidamada 152 (CCTF152) ayaa dhowaan sheegay in sagootin ay u sameeyeen lix ka tirsan ciidamada badda ee Jordan kuwaasoo loo xilsaaray ciidamada...

Meydka qof si arxan darro ah loo dilay oo la soo dhigay wado ku...

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka qof si arxan darro ah loo dilay la soo dhigay qeybo ka mid ah wadada...

Sir la helay: Heshiiskii Kismaayo Sanad ka hor & Dhabar jebinta MD Farmaajo

Dhawaan ayaa lagu wadaa in xubnaha ka qeyb galay heshiis Siyaasadeedkii kismaayo October 2019 ay iskuwada arkaan Muqdisho. Laba Shariif,Xasan Sheekh,C/taxman Cabdishakuur,Cabdikiriin Guuleed iyo Axmed...