28.1 C
Mogadishu
Thursday, May 26, 2022

Faaqidaada Jimcaha ee Danjire Caalim: Xaalada cakiran ee magaalada Muqdisho

Faaqidaada Jimcaha ee Danjire Caalim: Xaalada cakiran ee magaalada Muqdisho Waa maxay Beesha caalamka? Madaxweyne waqti xileedkiisu dhabaadey muxuu Qalalaase siyaasadeed ku doortey? dhageyso Falanqeynta

Greece ?? oo Turkey ?? u jeedisay eedeyn yaab leh oo ku saabsan Soomaalida

Dowladda Greek ayaa Turkey ku eedeysay inay dhiiri-geliso tahriibka Soomaalida, ayada oo sameyneysa olole sare loogu qaadayo, islamarkaana dadka Soomaalida siineysa Visa, kadibna u...

Golaha naafada qaranka oo kulan muhiim ah yeeshay

Xubno katrisan qeeybaha kaladuwan golaha naafada qaranka ayaa kunlan aan caadi aheyn ku yeeshay magaalada Muqdishu. Kulanka ayaa waxaa kasoo qeeyb galay xubnaha golaha...

FIFA, WHO iyo xiriirrada kubbadda cagta dalalka dunida oo iska kaashanaya la dagaallanka Covid-19

Ururka kubbadda cagta aduunka ee FIFA ayaa billaabay hindise wacyi-gelineed oo ka dhan ah cudurka dilaaga ah ee Covid-19, waxaana FIFA ay arrinkan ka...

Madaxweynaha Maraykanka, Oo Ka Badbaaday Sun La Doonaayay In Lagu Dilo

Bushkhad ay ku jirtay sunta loo yaqaanno Ricin, oo loo soo diray madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, ayaa gacanta lagu dhigay ka hor inta ayna...

Difaaca Rasuulka صلى الله عليه وسلم. Qormaddii 1aad.

Hadduu Rabbi ka raali noqdo waxaan qormooyin ka diyaarin doonnaa dhiganaha aan gacanta ku hayo oo magaciisu yahay “Xuquuqda uu Nabigu صلى الله عليه...

Hey’adda IMF oo ansixisay lacago qeyb ka ah deyn cafinta Soomaaliya.

Guddiga fulinta ee hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa ansixiyay kaalmo dhaqaale oo dheeraad ah oo Soomaaliya la siin doono taas oo gaaraysa $0.97...

Wasiir Soomaaliyeed Oo 18 Kun Dollar Kadhacay Hooyo Kunool Muqdisho Oo Garab Xamaalato Ah

Waxaan Ahay Muwaadin Soomaaliyeed Oo Ganacsato Ah Oo Canshuur Bixiya Ah Waxaan Ahay Hooyo Soomaaliyeed Oo Dagan Magaalada Muqdisho Magaceeygu Waa Ayaan Bedel Cilmi...

Kenya oo ku hanjabtay iney Soomaalida dalkeeda ku nool talaabo cad ka qaadi doonto.

Nairobi:-Dowladda Kenya ayaa sheegtay iney qaadi doonto tallaabo ay ku cadaadineyso shacabka Soomaaliyeed ee ku nool caasimadda sida ay sheegeen warbaahinta madaxa banaan ee...

Yaa ku guulaystay abaalmainta nabadda ee Nobel-ka?

Abaalmarinta Nobel-ka ee Nabadda ee sannadka 2020 waxaa la siiyay Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) dadaalkooda ku aaddan la dagaallanka gaajada. Guddiga Nobel-ka...