Murashax Madaxweynaha Soomaaliya Labo Jeer soo noqday C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa waxa uu maanta la kulmay Wakiilka QM Ee Soomaaliya James Swan.

Kulanka ayaa ka dhacay Xerada Xalane Xafiiska UNSOM Ee Swan ku shaqeeyo,iyadoo C/shakuur uu kala hadlay Arimo ubadan Amniga,Siyaasada iyo Doorashada Sanadkaan Dhamaadkiisa iyo Sanadka soo socda Dalka ka dhaceysa.

Qoraal uu C/raxmaan soo saaray Kulanka kadib ayuu si kooban uga hadlay wixii isaga iyo James Swan kawada hadleen.

“Kulan aan la qaatay ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire James Swan ayaan kaga wada hadalnay arrimaha doorashooyinka 2020/21, xiriirka sii xumaanaya ee Dawlada Federaalka ah iyo dawlad Goboleedyada, xaalada Gobolka Gedo iyo doorashooyinkii Galmudug ayuu yiri” C/raxmaan C/shakuur Warsame Qoraal uu soo saaray.

Ugu dambeyn waxa la sheegay in kulanka uu kusoo dhamaaday Jawi deggan,islamarkaana
 
Somalia in picture

Current Map of Somalia

Somalia Area Code

Somalia area code is 252