Kenya oo ku hanjabtay iney Soomaalida dalkeeda ku nool talaabo cad ka qaadi doonto.

Nairobi:-Dowladda Kenya ayaa sheegtay iney qaadi doonto tallaabo ay ku cadaadineyso shacabka Soomaaliyeed ee ku nool caasimadda sida ay sheegeen warbaahinta madaxa banaan ee dalkaas. Kenya waxey ka dhawaajisay iney tarxiili doonto Soomdaalida ku dhaqan dalkaas ee aan sharciga heysan, sidoo kalana ay si gaar ah u beegsan doonto dadka looga shakiyo falal argagixiso ama… Continue reading Kenya oo ku hanjabtay iney Soomaalida dalkeeda ku nool talaabo cad ka qaadi doonto.

Beesha Caalamka oo ka xumaatay hab dhaqanka Madaxweyne Farmaajo (Warbixino Sir ah).

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in beesha caalamka ay ka xumaatay tallaabooyin uu qaaday Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay sheegeen iinay dhaawac culus u geysteen dedaalladii ay wadeen wakiilada caalamka islamarkaana xaaladda sii adkeeyay. Beesha caalamka ayaa Madaxweyne Farmaajo u sheegtay inay khalad aheyd: 1: In ciidanka ilaalada madaxtooyada… Continue reading Beesha Caalamka oo ka xumaatay hab dhaqanka Madaxweyne Farmaajo (Warbixino Sir ah).

Hey’adda IMF oo ansixisay lacago qeyb ka ah deyn cafinta Soomaaliya.

Guddiga fulinta ee hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa ansixiyay kaalmo dhaqaale oo dheeraad ah oo Soomaaliya la siin doono taas oo gaaraysa $0.97 milyan oo dollar Mareykanka ah, kaalmadan ayaa qeyb ka ah barnaamijka deyn cafinta dalalka saboolka ah ee qaantu la degtay oo Soomaaliya kamid tahay. Kaalmadan dhaqaale ayaa loo adeegsan doonaa sidii… Continue reading Hey’adda IMF oo ansixisay lacago qeyb ka ah deyn cafinta Soomaaliya.

RW Itoobiya Abiy Axmed oo ogolaaday in Ciidamada Eritrea laga saaro gobolka Tigrey.

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Axmed Abiy ayaa Madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerki kala hadlay sidii ciidankeeda ay uga bixi laheyd xadka gobolka Tigreyda uu la wadaago dalkaasi oo dhawaan ay qabsadeen ciidanka Eritrea. Abiy Axmed oo shalay gaaray Magaalada Asmara ayaa sheegay in Madaxweynaha uu ka garaabay sidoo kale dhibaatooyin ay geystay ciidanka Eritrea intii ay… Continue reading RW Itoobiya Abiy Axmed oo ogolaaday in Ciidamada Eritrea laga saaro gobolka Tigrey.

RW Itoobiya Abiy Axmed oo ogolaaday in Ciidamada Eritrea laga saaro gobolka Tigrey.

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Axmed Abiy ayaa Madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerki kala hadlay sidii ciidankeeda ay uga bixi laheyd xadka gobolka Tigreyda uu la wadaago dalkaasi oo dhawaan ay qabsadeen ciidanka Eritrea. Abiy Axmed oo shalay gaaray Magaalada Asmara ayaa sheegay in Madaxweynaha uu ka garaabay sidoo kale dhibaatooyin ay geystay ciidanka Eritrea intii ay… Continue reading RW Itoobiya Abiy Axmed oo ogolaaday in Ciidamada Eritrea laga saaro gobolka Tigrey.

Taliyaha Booliiska Soomaaliya & Danjiraha UK ee Soomaaliya oo yeeshay kulan muhiim ah

Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed, sareeyo gaas Cabdi Xasan Xijaar, iyo danjiraha UK ee Soomaaliya Kate Foster ayaa ka wadahadlay arimmo badan oo ay ku jireen xoojinta taageerada Dalka Ingiriiska uu siiyo ciidanka iyo sugidda amniga doorashooyinka oo lafdhabar u ah Boliiska. Kulankaasi oo ka dhacay xarunta safaaradda UK ee magaalada Muqdisho,waxaa labada mas’uul ay is… Continue reading Taliyaha Booliiska Soomaaliya & Danjiraha UK ee Soomaaliya oo yeeshay kulan muhiim ah

Jabuuti oo maanta ka bilaabanaysa Ololaha doorashada dalkaasi.

Waxaa maanta magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti  ka bilaabanaysa  ololaha doorashada dalkaaasi, waxaana markii shanaad u sharaxan qabashada xilka madaxtaxnimo ee dalkaasi Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle Laakiin waxaa ilaa hadda isasoo taagay hal siyaasi oo tartanka ku wajihi doona. Zakariye Ismaaciil Faarax ayaa sheegay in uu loollan galin doono madaxweynaha muddada dheer xukunka hayay, wuxuuna… Continue reading Jabuuti oo maanta ka bilaabanaysa Ololaha doorashada dalkaasi.

Taliban oo dowlad Islaami ah ka dhiseysa Aghanistan xilli ay Mareykanka ka baxayaan.

Kabul:-Taliban ayaa Mareykanka uga digtay inaysan ka bixin heshiiska ay ciidamada Mareykanka iyo NATO uga baxayaan Afghanistan kahor 1-da bisha May, ayada oo wacad ku martay falcelin ay ka mid yihiin weeraro culus haddii ay sidaas dhacdo. Taliban ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday inay dhisi doonta dowlad Islaami ah kadib marka ay baxaan ciidamada… Continue reading Taliban oo dowlad Islaami ah ka dhiseysa Aghanistan xilli ay Mareykanka ka baxayaan.

Ethiopia: MSF staff attacked after witnessing killings by soldiers in Tigray

Karline Kleijer, head of emergency programs for Doctors Without Borders/Médecins Sans Frontières (MSF), gave the following statement today in response to events in Ethiopia: We are horrified by the continued violence in Tigray, Ethiopia. This includes the extrajudicial killings of at least four men who were dragged off public buses and executed by soldiers, while our… Continue reading Ethiopia: MSF staff attacked after witnessing killings by soldiers in Tigray

Published
Categorized as LOCAL Tagged