Dowlad Iraan ayaa aas qarameed u sameeyse 60 saraakiisha ciidan ee ku dhintay weeraradii dalkeeda lagu soo qaaaday dagaalkii 12 maalomood ee Bishan June 2025.

Isreal ayaa weerar ku qaaday dalka Iraan kaa lagu dilay sarkiil ciidnka iraan iyo qubarada nugleerka kuwaa oo sheegtey iiraan in ay aheyn dad lagu weeraray xili ay lajogeyn qooysaskoda.

Weeraradan ayaa wax kudhintay taliayaha ciidanka Iiraan iyo qaarkmid illahada gaarka kacaanka Iiraan oo ku dhintay duqeymaha Ireal iyo Mareykan ay ka geysteen dalka Iiraan.

Dowlad iiraan ayaa sheegtey in ay dhintey dadka badan 600 qofood oo u badan dad shacab kuwaa ku dhintay duqeeymahii dhacay dagaalka 12 maalmood

Dagaalka 12 ka maalmood ayaa qalqal galiey xaalada bariga dhexe