× HomePrivacyAbout UsContact Us
ad
ad
SAWIRRO: Muxuu ku saabsan shirka arrimaha Somalia looga hadlayo ee Qaahira?
WARKA

SAWIRRO: Muxuu ku saabsan shirka arrimaha Somalia looga hadlayo ee Qaahira?

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cali Rooble ayaa magaalada Qaahira kaga qeyb galay shirk 31aad ee Diimaha iyo Dhaqanka.

Shirkan oo ay Soo qabanqaabisay Wasaardda Awqaafta iyo Arrimha Islaamka ee Dalka Masar ayaa waxaa inta badan looga hadlayay xoojinta dhaqanka islaamka iyo sidii kor loogu qaadi lahaa.

Soomaaliya oo shirkan qeyb ka aheyd waxaa ku matalayay Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta, Mudane Cumar Cali Rooble, waxaana khubad uu ka jeediyay ku sheegay horumaradda kala duwan ee dalka ka socda iyo sidoo kale dadaaladda ay wado Dowladda Soomaaliya.

About Author

2

Abdi Malik