× HomePrivacyAbout UsContact Us
ad
ad
Guddiga lagu muransan yahay ee Doorashada federaalka oo War cusub soo saaray
WARKA

Guddiga lagu muransan yahay ee Doorashada federaalka oo War cusub soo saaray

Guddiga lagu muransan yahay ee Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa soo dhaweeyay kulanka loo madlan yahay ee dhinacyada hoggaanka Golaha siyaasadda ay qorshaynayaan in ay deg deg u qabtaan, una xalliyaan tabashooyinka jira si dalka ay uga bilaabato doorasho loo dhan yahay oo  caddaalad u dhacda, taas oo ah himilada ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

HOOS KA AKHRUSO WAR-SAXAAFADEED KA SOO BAXAY GUDDIGA

About Author

2

Abdi Malik