× HomePrivacyAbout UsContact Us
ad
ad
DEG DEG: Qaraxyo Waa weyn Oo Goordhaw Laga Maqlay Muqdisho
WARKA

DEG DEG: Qaraxyo Waa weyn Oo Goordhaw Laga Maqlay Muqdisho

Jugta Qaraxyo waa weyn ayaa laga maqlay Qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho abaare 1:00 Duhurnimo iyadoo xilli Qado lagu jiray Magaalada Inteeda badan.

Waxa Dad kusugan Magaalada ay sheegeen in ay maqlayeen dhawaqa Qaraxayadaasi oo seddex ahaa,islamarkaana faah faahino badan aysan ogeyn.

Badweytims ayaa heshay Macluumaad hordhac ah Qaraxyada iyo waxay ahaayeen,waxaana la sheegay in Ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan Qeybtooda Gaashaan ay qaraxyo haraadi meel ku jiray soo saareen kadibna ay qarxiyeen.

Meel ku dhaw Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayey Ciidamada Gaashaan ku bur burinayaan Haraadiga Qaraxyadaasi lasoo faagay.

Lama sheegin wax khasaaro ah oo ka dhashay Miinooyinkaasi ay Ciidamada si nabad ah ubur buriyeen.

 

About Author

2

Abdi Malik