Post View....

Axmed Madoobe oo ciidamo aad u hubeysan iskaga soo hormariyay Muqdisho+Sawirro

0
112

Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya soo gaaray ciidamada gaarka ah ee Ilaalada madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.

Diyaarad gaar ah oo ka soo duushay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ayaa keentay ciidamadaan oo wata qoryaha toogashada ama Liifka meelaha fog loogu tala-galay.

Sidoo kalana dad ku sugan gudaha Garoonka ayaa sheegay in diyaaradda ciidamada keentay sidoo kale ay sidday hub aan aheyn kan ciidamadu wataan,waxaana ka mid ah qoryaha garbaha laga tuuro ee Sebenka iyo hub kale. 

About Author