Afhayeenka gollaha dhaqanka beelaha Hawiye Nabadoon Maxamed Xasan Xaad, ayaa magaalada Muqdisho shir jaraa’id oo uu ku qabtay kaga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka.
Waxaa uu sheegay in Soomaaliya xilligani aynaan u baahnayn qalalaase siyaasadeed.
Nabadoon Xaad ayaa baaq u jeediyay madaxda dowladda federaalka oo uu ugu horreeyo madaxweynaha muddada xil-haynta ah ay ka dhammaatay.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=ej1QPFqWZhM]