Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa caawa booqasho ugu tagay qaar kamid ah musharixiinta mucaaradka kuwaasi oo maalinimadii shalay lagu weeraray dibadbaxa maalinimadii shalay sameyeen.