Sawirro:Labo Nin Oo Baaskiil Ku Maraya Magaalooyinka ku yaalla Soomaaliya

70

Amniga oo hagaagsan waxay kuu suurta gelisaa inaad dalxiis iyo Deegaan Barasho sameyn karto adigoo cabsi qabin.

labo nin oo Qurbaha ka yimid ayaa Safar Baaskiil ah ku maray Inta Udhaxeysa Jig jiga oo Caasimada Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ilaa Boosaaso oo Puntland.

Sawirro lasoo qaaday ayaa muujinaya Raggaan oo Baaskiilo wata oo agabkii ay ubaahdaan Deegaankii ay sii maraan kasii iibsada.

Waa mid ka mid ah waxyaabaha Aadka loo hadal hayey Saacadihii lasoo dhaafay,xilli Amniga oo wanaagsan ay ka dhigan tahay in safar dhinac dhulka geli karto.warqa

Waxay sheegeen raggaan inay qiimeyn ku sameenayaan Baaxada Bulshada,Nabad gelyada iyo sida Qurba Joogta ula wadaagi lahaayeen Hormarka Soomaaliya iyo Barwaaqada taalla.