Post View....

Tacsi Tiiraanyo leh : Halgamaa Abdulqadir Ali Boolaay oo London Ku geeriyooday

0
108


Inaa lilaahi wa inaa ileyhu raajicuuna, Waxaa magaalada London maanta Ku geeriyooday Allaha ha u naxariisto marxuun Halgamaa Abdulqadir Ali Bolaay.

Tacsidaad Waxaa diraayo Alfanaan Maxamed Maclow Nuur oo Ku hadlaayo Dhamaan fanaaniinta soomaaliyeed iyo dhamaan ummadda Soomaaliyeed, waxayna halkaan tacsi ugu diraayaan ehekadii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuun Halgamaa Abdulqadir Ali Bolaay.

Ilaah waxaan uga barina janadii fardowso iyo caruurtooda iyo qaraabadiis oo dhan samir Allaha ka siiyo.

About Author