Halka ugu raqiisan ee aad kalsooni ka heli karto, waa Adiga oo ku kalsoonaado Kitaabka Qur’aanka waxa ku qoran, waa kan ugu raqiisan marka aad soo xurmeeysanee waana $ 0.5 kaliya. Irsaaqadaada iyo Amaankaaga Alla hayee ku kalsoonaaw. ( F.S: 1aad).

Ar Xamaraa!!!. Badeecada ugu qaalisan Maalmahaan waa Sixiroolayaal iyo Shayaadiin Dibadda laga keenay, Dad yar ayaa iibsan karo.

waxaa iiga sii yaab badan markii la yiri: Badeecadaan iyada oo Caalami ah waxaad kala xiriiri kartaa Xerada Xalane. ( F.S: 2, 3, & 4aad).
Ar maxaa meel xun Lacag iyo Mustaqbal laga raadiyay,

Alloow iimaanka noo sug. Aamiin. (F.S:5aad)

Magaaladaan wax badan haka ogaan ,yaan dhiig mar kugu dhicine. waa iga Talo.

Qore: Yahya Amir

Somalia in picture

Current Map of Somalia

Somalia Area Code

Somalia area code is 252